(Akhriso) Wasiiro Muhiim ah oo xilalka laga qaaday & kuwo cusub oo la magacaabay

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilalkii looga qaaday labo wasiir oo ka tirsanaa maamulkaas. Afhayeenka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro ayaa  warbaahinta u akhriyay wareegtada ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha ayaa sheegay in Wasiirka Amniga C/qaadir Aadan Jeelle iyo Wasiirka warfaafinta dowlada goboleedka Hirshabelle Cabdiweli Muxumad Cabdi xilalkii ay hayeen … Continue reading (Akhriso) Wasiiro Muhiim ah oo xilalka laga qaaday & kuwo cusub oo la magacaabay